CTC Homepage Banner

 
 
Site search Web search

powered by FreeFind

 

 
 

CTC IN SOMALI

CTC StudentMaxey CTC kaga duwantahay dugsiyada kale?

* Da'daadu ma tahay inta u dhaxeysa 16 ila 21 jir?
* Ma dooneysaa inaad waxbarashadaada dugsida sare dhameysato?
* Ma dooneysa inaad horumaariso Xirfaddaada Shaqo?
* Ma u baahan tahay inaad si fiican oo xor ah wax u barato?
* Ma dooneysaa inaad dhisto ama xoojiso luqadada Afka Ingriisiga?

CTC waxay kuu haysaa barnaamijyo ku xiiso-galinaaya:
- Macallimiin Soomaliyeed
- Wax barashada Kumbuutar
- Af-Ingriis la xiriira shaqooyyinka
- Barashada Xirfadaha Shaqooyinka
- Wax barasho madax banaan (Independent Study Program)
- Aqoon la' aan wa iftiin la'aan

CTC Guulahaa ay gaadhay:
- Waxbarasho giimo iyo tayo leh
- Barnaamijyo xoogan oo xisaab iyo saynis leh
- Barnaamijyo kumbutur iyo tababar xir fadeed leh
- Jadwal la badbedeli karo oo ku habon ardeyga
- Waxii faahfaahin fadlan kala soo xariir ama naga soo booqo

CTC Richfield
1550 East 78th Street
Richfield, MN 55423

CTC Nicollet
2309 Nicollet Avenue
Minneapolis, MN 55404

CTC Richfield

CTC Nicollet

Phone: 612-721-1180
Email: info@ctcalternatives.org

Home I Academics I Admissions I Current Students I Parents
Employment at CTC I About CTC I Contact CTC I Privacy Policy I

© 2006 Centers for Training and Careers -- In partnership with Microsoft©